WARAR
AF-SOOMAALI
ADC iyo Rakeeza LLC oo heshiis saxiixay, beeralleyna ku tababaray nafaqada dhirta
ADC iyo Rakeeza LLC, oo ah warshad bacrimin ka soo saarta Cumaan, ayaa saxiixay heshiis laba sano ah, waxayna 23 beeralley iyo tababarayaal ku tababareen nafaqada dhirta.